DHAGEYSO:-Qaar ka tirsan Waxgaradka Soomaaliyeed oo sheegay in Xaaladda Kismaayo ay noqotay nin bukow boqol kuu talisay.

24681295Qaar ka tirsan waxgaradka Soomaaliyeed ayaa sheegay in xiisadda iyo colaadda ka taagan magaalada Kismaayo ay dabada ka riixayaan quwado shisheeye oo kala dano iyo kala ujeedooyin ah.

Nabadoon Maxamed Axmed Guuleed iyo Nabadoon Garaad Maxamed Sheekh ayaa sidoo kale tilmaamay in Dowladda Kenya ay isku direyso Maleeshiyaadka magaca Dowladda Fedraalka ku howl galaya ee ku wada sugan magaalada Kismaayo, si ay u gaarto danaheeda khaaska ah, waxayna shacabka ugu baaqeen inay meel ugu soo wada jeestaan Cadowga qabsaday magaalada.

23612604

Halkan Ka Dhageyso Falanqeynta MP3

24673467