Laba xaafadood oo ay jabuuti gudaheeda kala xireen iyo dad badan oo xabsiga la dhigay iyo dhibaatooyin badan oo loo gaystay.
Booliiska ayaa rasaas nool u adeegsaday mudaharaadayaasha waxaanu dhaawac soo gaadhay siyaasiga C/raxmaan Barkhad Good halka aan wali la ogayn Dad tiro badan oo ay Ciidanka Jaan-daaran maariigu qab qabteen oo lagu guray Saldhigyadda.
Manifestation pour dénoncer les fraudes des élections législatives à Djibouti
Hogaamiyayaasha Isbahaysiga Mucaaradka C/raxmaan Sh Bashiir iyo Daaf ayuu wariyuhu sheegay inay taageerayaashooda kala qayb qaadanayeen mudaharaadka, kuwaasoo taayiro ku gubay jidadka xaafadahaasi ay isu soo baxa ka sameeyeen.
Ismaciil Cumar Geele ayaa ah Kaligiistaliye arxan daran oo dadka reer Jabuuti ka hortagaan inay Diintooda ku hoos noooladaan,kaaso oo gayiga Jabuuti ka dhigay meel gaalado ka ugaarsato dadka sunado ka muuqato,xeryo iyo saldhigyana waxaa ku leh sirdoonada gaalada.
Xigasho Waaheen.
Cawaale Aadan Oo Siweyn U Weeraray Doorashada Ka Dhacday dalka ka jabuuti,Su’alo yab leh na Soo jediyey!!