VIDEO LAGA NAXO:-Somalida Tahriibta iyo Sida loo Silciyo “Ha ooyin”.

24666513Duli lama doonto iyo dal aadan lahayn,waxaana lagu qaatay inaad Sharaf ugu noolaato dhulkaaga hooyo kana ceshato  la dagaal gasho dugaagta soo duushay iyo dabadhilifka la socda, kuwaas oo duulaan ku ah DIINTA,Dadka iyo Dalkaba.

Hadii aad diido wixii ALAHA weyn ku amaray waxaad mudan doontaa inaad sida Daanyeerka oo kale lagu dulaysyto,adiga oo dal aadan lahayn Doon ku sugaya!

“Ha ooyin HOOYO”

Banaadir Post.

24597296 (1)

24310655