DHAGEYSO:-Hooyo Soomaaliyeed oo hantideeda ay dhaceen Maleeshiyaadka dowladda oo weerartay Al-Ictisaam.

24665608Hooyo Soomaaliyeed ayaa waxay sheegtay in Maleeshiyaadka Dowladu  ay  Maalin iyo Habeen  ay  baartaan Gaadiidka Dadweynaha Afgooye iyo dhammaan Shabeelada Hoose u kala Safra.

Hooyadaan ayaa sheegtay in Wadaaddada Al-ictisaam ay Fatwoodeen in ay Dowlad yihiin Murtadiintu oo ay Shareecada Islaamka ku dhaqmayaan balse waxay tiri xattaa Dumarka ayey Qabsadaan oo meel ku leexsadaan Murtadiinta Fatwooyinka lagu taageeray.

Waxay tiri,” Itoobiya waan iska dhicinay laakiin Murtadiintaan gaalada wata waxaa Fatwooyin ku taageeray Wadaaddadii la oran jiray Al-Itixaad Islaami ee hadda la baxay Al-Ictisaam”Shacabkii Soomaaliyeed ayaa iska dhex arkay Wadaaddada gaalada isku dhiibay.

23612604

Dhagayso Hooyada Soomaaliyeed oo Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan u waramaysa, MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Isha Waraysiga Radio Alfurqaan.

23865991