Iska hor imaad u dhaxeeya Maleeshiyaad kawada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maalintii labaad waxa uu ka dhacay Suuqa bakaaraha.
Iska hor imaadkan ayaa keenaya in Suuqa la xiro oo qof walba nafteeda la fakato,waxaamana la iisku haystaa hantida laga Baada looga qaado dadka ku ganacsada Suuqa Bakaaraha oo dhibaato weyn ku qaba Maleeshiyaadka,waxa loogu yeero dowlad Somaliyeed. i
Dadka ku ganacsada Suuqaas ayaa u xiisay nabad ay bari ku haysan jireen Suuqa Bakaaraha,waxaana hada laga hayaa inay naftooda qalad ka galeen laakin hada ay diyaar u yihiin inay saxaan oo qalad kale aysan galin.
Banaadir Post.