Waa iska caadi inay is qabtaan kuwa la keeno kursiga xaraanta ee Kaaraha amisom saaraan,kuwaas oo loo keenay inay gumaysi u gacan galiyaan gayiga Somaliyeed,ilaah ayaana kashifa oo meesha si fudud uga saara.,mahadaas ALAHA WEYN ayaa leh.
Waa jid ay soo mareen kuwii ka horeeyay, kaaso inta badan ku dhamaada ina kala tagaan oo mid soo haro.Waana taariikh Somalido taqaan.
Dadka Somaliyeed oo inta badan loo been sheegay ayaa la yaabay Riwaayadii maalmahan la dhigayay inay dhaqso ku soo dhamaato”Waa dowlad wanaagsan oo ka duwan kuwii hore iyo wax la mid ah”!
Xasan Garguurte iyo Saacid Shirdoon ayaan mudo isla hadlin iskana war hayn,waxaana khilaafkooda laga ogyahay qeybaha kala duwan oo dowlada oo inta badan qolaba meel ku nooshayahay.
Banaadir Post.