Dagaal beeleed Kismaayo ka qarxay iyo qax ka bilowday Kismaayo inteeda badan.

24630819Kadib khilaaf inbadan soo jiitamayay, dilal iyo is gaadgaad ka dhexeeyay Labo Maleeshiyo Beeleed oo ku wada Sugnaa magaalada Kismaayo ayaa sababay saaka in halkaasi uu ka qarxo dagaal culus oo la isku adeegsado hubka noocyadiis kala duwan.

Magaalada Kismaayo ayaan wax nabad ah oo sugan aan helin tan iyo intii ay kasoo baxeex Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo ka hor intii aanay la wareeginba, waxana la saadaalinayay in ay dhacaan dagaalada noocan ahi, maadaama aan xal islaamka ahayn lagu dhexdhexaadin karin dadkan qabyaaladdu aadka u dishootay.

Jawiga magaalada ayaa kacsan waxaana baaqday shir lagu sheegay in maamul loogu sameynayo Jubbooyinka.

24622363

 

Run miyaa inay is hayaan,is qabteen sida kuwii ka horeeyay?