Runtii Muxaadaradan qofka si qoto dheer u dhageysta waxa usoo baxaya sida wadaadada Ictisaamku ugu takhaluseen lugooyada iyo baabiinta Ururada Jihaadiga ah, Sheekh C/laahi Raabi oo muxaadaradan ka jeediyay Kulankii culimada ee magaalada Baydhabo isla markaana si qoto dheer oo xikmadaysan ugaga hadlay Taariikhdii itixaadka iyo wadaadadii ka shaqeeyay baabiinta ururkaasi oo ah kuwa maanta dagaalka ugu ba’an ku wada Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab si ay u baaabiiyaan.
Sheekh Raabi oo ka mid ahaa saraakiishii wakhtigaasi ee Al-tixaad wuxuu muuqaal dhab ah ka bixinayaa sida loo lugooyay iyo khayaanada loo adeegsaday burburintooda, arintaasi oo sababtay in rag badan oo ka mid ah dhalinyaradii jihaadka waday ay waashaan kadib markii ay arkeen raggii culimada u ahaa oo khiyaanay.
Halkan Ka Dhageyso Muxaadaraada Sheekh C/laahi Raabi
Banaadir Post.