DHAGEYSO:-Xasan Gurguurte ayaa Keith Ellison oo ah Xildhibaan Maraykan ah u dhigay Tabeeto guduudan sidii nin ka sareeyana u soo dhaweeyay!!

24581320 (1)Xasan Gurguurte ayaa Keith Ellison  oo katirsan Golaha Guurtida Maraykanka (Congress) la kulmay oo Isla Masawiray ayada oo ay joogaan kuwa jago ahaan ka hooseeya  sida:-Raisalwasaare,Wasiiro iyo Xildhibaano.  Xaamid Karazay xattaa lama kulmo Xildhibaanada Maraykanka, (Senator).

Aqoonyahan Maxamuud Maxamed Faarax  wuxuu yiri Cilmaaniyiinta Caalamka waxaas iskuma quuraan, “Xasan Gurguurte waa nin aan dowladnimo iyo Baratakoolkeeda waxba ka Aqoon”

Reer Galbeedku waxay doonayaan Nin Caqliga Xasan Gurguurte oo kale leh oo Ciridka taaga. Umadda Soomaaliyeed ee Caqliga iyo Aqoonta leh waxay layaaban yihiin ninka la soo shirtagay Maraykan ayaa Soomaaliya Aqoonsaday!, wuxuu kadhigay Soomaaliya South Sudan oo kale! waa dhulka UN, Muslimiinta Suudaan xoogga oga qaaday Xasan Al-Bashiir oo ay Kiristaanka dajiyeen UN la dhashay.

23612604

Dhagayso Aqoonyahan Maxamuud Maxamed Faarax MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Isha Maqalka Alfurqaan 
24185350