DHAGEYSO:-Cabdi Nuure Siyaad oo Sheegay inow ka xumaaday markii oo arkay Xildhibaan KULALEHI oo Shaatiga Rag Cadaana uga jeexjeexeen Garoonka Moqdisho ka dibna banaanka ku soo tuureen.

24564489 Cabdi Nuure Siyaad oo kamida Hogaamiye Kooxeedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu Indhihiisa saaray Xildhibaan kamida Baarlamaanka Ri’dada ah oo Rag Cadaana oo Koonfur Afrika kayimid oo Shaatigiisa ka jeex jeexay kadibna Xildhibaankii uu Shaatigiisa Bac kuqaatay!,

Dhinaca kale wuxuu sheegay Dowladda Maraykanka inDowlada Fegderaalka ah ay ka codsatay 30 Kun oo Ciidana in ay samaystaan, kadibna waxaa Dowladda Marayakanka ugu jawaabtay “Ma waxaad doonaysaan in aad Itoobiya ku qabsataan?”, Cabdi Nuura Siyaad ayaa fashiliyey sir badan oo kuwa Villa Somalia lagu ilaasho qariyeen.

“Soomaaliya in ay gumaysi ku jirto Qof kasta oo Caqli leh waa og yahay”

23612604

Dhagayso Waraysi xiisa leh MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Isha Waraysiga Alfurqaan 

23510058

24551140