Ninka loo sheegay inow yahay Gudoomiyaha baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari oo maalmahan ku sugnaa magaalada Addis ababa ayaa maanta geeyay Jigjiga oo ah magaalo Somaliyeed oo Xabishido xoog ku haysato.
WAA TAARIIKH KA HADLAYSA DAGAALKII SOMALIA IYO ITOOBIYA EE LOO YAQAANAY (OGADEN WAR)