Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta ee Dawladda Federaalka Soomaaliyeed Cabdulaahi Ciilmooge ayaa si hoose uga iibsaday Domainkii Soomaaliya ee doraad lagu wareejiyay Dawladda Soomaaliya oo si toos ah Webka Google ugu wareejiyay Domainkii ay Soomaaliya ku laheyd barta Internetka,waxaana laga iibiyay sida aan xogta ku heleyno Ganacsade lagu magacaabo Ibraahim Dheere
Soomaaliya ayaa Barta Internetka ku leh Domain lagu magacaabo (www.Google.So)kaasoo loogu talagalay inay isticmaalaan Dadka ku hadla luqadda Af-Soomaaliga.
HOOS KA AKHRI
Click to access ReviewPaper_13042012-V2.pdf