SAWIRO CAJIIB AH!:-Wasiiro Riwaayad u dhigay Qurbajoogta iyo Dadka aan Xaaladda dhabta ah ee Muqdisho la socon!!

24513386 (1)Kuwa ugu magacabaan  wasiiro  kuwa Villa Somalia lagu ilaalsho oo ay kamid yihiin  C/kariim Xuseen Guuleed iyo  C/Xakiin Xaaji Maxamuud Faqi ayaa xili gelin danbe  ah lagu  arkay iyagoo ka Dukamaysanaya Magaalada Muqdisho Gaar ahan aagga ay Amisom iyo  Dowladda  ku Badantahay ee Wadada Maka al- Mukkarama.

24513503

Wasiradan ayaa loo xiray dhamaan Wadooyinka soo Gala Carwo ay wax ka Iibsanayen sidoo kalana Tikniko Qaarkood Camerada laga qariyayna ay Xayireen gadiidka wadaadas maraya iyo kuwa aad sawirka ku arki doontaan.

24513382

Wadadan ayaa ah wadada ugu Mashquulka badan Subaxdii iyo Galbihii waxana ka Muuqanaya marka ay Wasiirada Dukamaysanayaan Ciidamo badan oo gadiidka hakinaya.

Warbaahinta gumaysigo leeyahay  ayaa Sheegtay in ay Dukamaysanayaan Wasiiradan si Lamid ah Dadka Caadiga.

24513408

“Wasiirada ayaa Hadaladooda waxaa kamid ahaa tani waxay ku tusinaysa amniga Muqdisho Nin wata 10 Tikniko ma Cid baa awalba hawaysanaysa Jawaabta waa Maya”

24513499

Daawo Sawirada waxaa ka muuqanaya xita Bananka Fog oo ay ka muuqanayan Baburta dagaalka iyo Ciidamo xita qaarkood Daraha u dhowdhow la saaray.

24513501

BEENI RAAD  MA LEH.