sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba-Kudkade ayaa ku hanjabay in ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Shisheeye lagu duugi doono Magaalooyinka Jowhar iyo Balcad Meydadka Ciidamada AMISOM oo xoog ku jooga gayiga Soomaaliyeed.
Sheekh Kaba kutukade wuxuu shirkiisa jaraa’iga uga hadlay qaabka ay u socdaan howl gallada Meliteri ay la beegsanayaan Shisheeyaha ku duulay qeybo ka tirsan Shabeellaha dhexe.
Sidoo kale wuxuu ka maray halka ay mareyso howsha Zako qeybinta, wuxuuna tilmaamay in dadka reer shabeellaha dhexe ay si wanaagsan ugu qeyb qaadanayaan dhammaan howlaha ay heyso wilaayada islaamiga ah.
Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id
Banaadir Post.