Waxaa maanta ka socda magaalada Bosaso mudaaharaad ballaaran oo ay ka qaybqaateen dhalinyaro badan, mudaaraadayaasha ayaa wata boorar ay soo daabacdeen oo ay ku sawiran yihiin sawiro looga soo horjeedo maamulka Faroole, waxaana ku qornaa No FAROOLE!!, FAROOLE DOONIMEYNO,OO FAR WAAWEYN LAGU QORAY., waxaana ay ku dhawaaqayaan halkudhigyo looga soo horjeedo dowladda isla markaana looga cabanayo dhibaatooyinka dhaqaale xumo iyo siyaasadeed ee dalka ka taagan.
Hoos Ka Daawo Masawiro.
Isha Masawirada, Golaha Badbaadinta Puntland.