Qabiilka ayaa ah waxa kaliya oo maanta Somaliya ku haya dhibaatada ugu weyn,waana waxa kaliya ay ka jeclaadeen Quraankii Rabi u hibeeyay ummada Somaliyeed oo Muslim ah.
Sheekh Boqolsoon,Raxiimulaah, ayaa Somalida kala hadlay qabiilka una sheegay in xalkoodo ku jiro in quraanka loo xukun tago, mudo dheer ka hor.weli waxaad arkaysaa inay nolosha xal u haysan oo xumaan faraha kula sii jiraan.Fadlan hooska dhagayso hoos.
VIDEO:-Qabiilka Iyo Qaxarkiisa Sh Boqolsoon,RAXIIMULAAH.
Banaadir Post.