SAWIRO XIISO BADAN:-Degmada Jannaale waxay kamid tahay degmooyinka ugu hodonsan gobolka Shabeelaha Hoose waxayna caan ku tahay waxsoo saarka dalagyada kala duwan haba u badnaato khudaarta qeybaheeda kala duwan sawirada iyo warbixinta soo socda ayaad uga bogan kartaan Jannaale. Posted on February 6, 2013 by Voice Of Somalia Standard Qoraal laguma soo koobi karo Suuqa Jannaale iyo maalinta Khamiista, waxaa suuqa maalintaasi la keenaa adeegyo noocyo kala duwan oo ka kooban sida Raashiinka, Khudaarta Qalabka dhismaha, Dharka, Daawada, Xoolaha nool, Kabaha, Malayga Badda iyo midka Wabiga, waxaa intaa sii dheer maalintaasi suuqa waxaa soo buux dhaafiyo caruurta caseeyayaasha iyo dadka Tuuksada oo ka kala imaado Gobalada koofureed oo dhan oo iyaguna faa,ido balaaran ku qabo suuqa todobaadlaha ah ee degmada Jannaale. Sawir Qaade C/waaxid C/raxmaan. News From SomaliaClick to print (Opens in new window)Click to share on Skype (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)Click to share on Pinterest (Opens in new window)Click to share on Telegram (Opens in new window)Click to share on Reddit (Opens in new window)Click to email a link to a friend (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Pocket (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Like this:Like Loading... Related