Ma ahan markii ugu horeysey oo maamulka ka jira Vila Somalia ee Damul jadiid oo gaaray Baledweyne,waxaa horey u tagay Xasan Garguurte oo horey u soo gacan qaaday kuwa duulaanka ku jooga gayiga Somaliyeed.
Saacid Shirdoon ayaa maalmo ka hor ka hoe gaaray magaalada Marka waxna sooma kordhin aan ahayn inow soo arkay ciidamada Amisom,una soo mahad celiyay.
Saacid Shirdoon ayaan weli u bxin dibada ilaa intii la keenay Villa Somalia,taasoo dadka qaar sheegaan in shaqadiisa dibada faraha oo ku hayo Xasan garguurte iyo Xaaska Saacid Ina Xaaji Cilmi oo qof isaga uga firfircoon howlaha faraha lagu hayo oo gumaysi kalkaalka.
Banaadir Post.