Heesaha iyo kuwa dhagsysta ayaa laga dayrshay DIIN ahaan,waxayna aad ugu xuntahay maalinta danbeysa oo qof walba laga keeni doono isaga oo qaawan.
Waxaa horey uga digay ninkii bari heesi jiray caankana ku ahaa Aweys Khamiis oo hada la towba keenay ugana dadka inay dhagaystaan heesihiisii hore iyo heeso oo dhan,wuxuu kala la hadlay dadka hada inay heesaha ku soo biiraan iskana dhafaan oo ALAHOOD u dhawaadaan.
Aweys Khamiis Cabdalla oo fanka ka baxay Alle xagiisa u jeestay حفظه الله