MUCJISO RABAANI AH:-Gabadho Doonayay inay Xijaab Gubaan Balse iyagii Mucjiso Kale heshay!!

24334694Gabadho si kibir ah u doonayay in ay gubaan  Xijaab ayaa mid ka mid ah oo gaaska ku
shubeysay Xijaabka ayaa waxaa qabsaday Dabkii ay doonayeen in ay ku gubaan
Xijaabka.

Hadaba Aqristoow meel kasta ALLE wuu joogaa dulmigana ma’ahan mid waara ee kafoojignoow wax keeni kara Carada ALLE.

Waxaa maalmahan danbe Somalida ku soo badanaya dadka u kafa Diinta iyo Culimada,Xijaabka iyo Raayadana ka jecel waxaan Diinto noo sheegin.

Gabadhaasi  waa  Dhimatay Daawo”Awooda ALLE”

DAAWO MUCJISADA YAABKA LEH

24310655