Sheekh Maxamed Bali wuxuu wax laga xumaado ku tilmaamay in Caruurtii iyo Dumarkii sidii xoolihii laga ganacsanayo.
Sheekh Maxamed Bali wuxuu yiri, “Waagii Qabqablayaasha ama Sagaalkii Nin ay Dadka Muslimiintaa ka ganacsan jireen Dad gooniya oo Culimo iyo Ducaad ah ayuu hadafkoodu ahaa, laakiin hadda Caruurtii iyo Dumarkii ayaa la dhibaataynayaa”. Sheekh Maxamed Bali wuxuu ugu baaqay Shacabka Reer Muqdisho in ay duliga iska dulqaadaan oo iska dhiciyaan kuwa ku soo duulay Diintooda iyo Dalkooda.
Isha Waraysiga Idaacadda Islaamigaa ee Radioalfurqaan