Taakow Macalin wuxuu caan ku yahay Gabayada gobanima doonka ah ee uu ku diidanyahay gumeysiga shisheeye ee duulaanka kusoo qaaday dalka Soomaaliya.
Waxaan idin soo gudbinaynaa gabayga Gumeysi ee uu tiriyay Abwaan Taakoow Macalim Ciise Allaha dhowree.