Waxaa muhiim ah in qofku ka fakaro waxa oo cunayo ugu horeyn waa inay noqdaan wax xalaal ah oo caafimaad leh,waxaa mahad leh ALAH oo na abuurtay naguna irsaqay wax xaal ah oo caafimaad leh.
Dhulka Somaliyeed ayaa ka mid ah meelo kooban oo dunida laga helo cunto cusub oo fresh ah caafimaadna leh.
Faa’idada Digirta IYO Sheekh Yusuuf”Abu Jaweeriya” iyo cuntooyin kale waxaa noo sheegi Sheekh Yuusuf.