VIDEO: DASTUURKA MAHIIGA IYO SHAREECADA ISLAAMKA SHEEKH MAXAMED KAARIYE.

24268560Waxaa qof walba oo muslim ah laga rabaa inow ogaado sida maanta xaalka dunido yahay ama sii noqonayo gaar ahaan gayiga Somaliyeed oo lugaha la sii galaya xaalad maanta aad u adag,gaar ahaan waxa loogu yeero DASTUUR oo maanta aad meel walba ka maqlayso,”Sidaas Dastuurka ayaa qaba” kaaso dadka kuwiisa kheyr qaba dastuurkan ugu yeeraan ama u yaqaaniin DASTUURKA MAHIIGA,kaaso ah ninkii Somali u keenay waxa loogu yeeray Dastuur oo sida iska cad laga hormarinayo Diintii dadka  ilaahay ugu talay inay ku noolaato!

Waxaa maanta is haysta Somali inteeda badan,waxayna raali ka wada noqdeen in dib loogu noqdo Dastuurka Mahiiga iyo Qurunka ku qoran.

“Wixii  aan Xaq ahayn xal ma keenaan”

Banaadir Post.

9069_463975600311633_2117325044_n