Shabakadda BBCNews ayaa warbixin ay diyaarisay ku caddesay sida gobolada dalka Soomaaliya loo kala maamulo.

24245213

Sawir khariiradeed BBC News daabacday ayaa lagusoo bandhigayay sida loo kala maamulo deegaanada Soomaalida iyadoona ay ka muuqanayso in aysan jirin meel ay DF-ka ay si xor ah u maamusho arrinkaasi oo muujinaya in waxa Soomaaliya isku haya ay yihiin shisheeyaha iyo muslimiinta Soomaaliya ee gumaysi diidka ah.

somalimemo.net

24264555

Halkan ka akhriso warbixinta BBC