Madaxda Somaliyeed waa kuwa dalxiis ku Jira had iyo jeer hoos ka fiiri safarada Xasan Shiekh Mahamud “Garguurte”
Mugdisho – Uganda .
Mugdisho – Ethopia .
Muqdisho – Jabuuti .
Moqdisho – Jabuuti .
Moqdisho – kenya
Mugdisho -sudan .
Mugdisho – Turkey .
Moqdisho – USA- Saudi Arabia .
Mugdisho – Ethopia , Brussels,London.
Moqdisho-Doha”Qadar”-3-3-13.
Moqdisho-Doha -Qadar 25/3/13.
Weli waa socdaan safarka Xasan Garguurte,dadka intoooda badan ayaa qaba inow hal sano uga safar badnaan doono Shariifkii tagay oo caan ku ahaa safarada aan qiimaha ku fadhin.
Waxaa aad loola yaabay in Xasan Garguurte dibada ku maqan yahay inta badan waqtiga oo yahay waxa loogu yeero Madaxweyne Somaliyeed.
Dadka Somaliyeed ayaa la yaabi jirey Shariif Sheekh Axmed oo dadka qaar ugu yeeri jireen DUULAAYE,laakin sida iska cad waxaa ka safar badnaan doona ninka ka yimid NGO-yada iyo Ururada Bulshada rayidka Moqdisho,kaaso mudo dheer la soo shaqeeyay kuwa hada keensaday saarayna kursiga karaaha Amisom saaran oo hada ku fadhiyo.
Banaadir Post.
Xasan Gurguurte oo markii labaad mudo gaaban Qatar u safray iyo Saacid Shirdoon oo Kismaayo ka
baaqday amnigiisa awgiis.