Wariyaashii ku hoos noolaa maamulka Karaaha Amisom saaran eeVilla Soomaaliya ayaa Afka iyo Gacmaha iska xiray, waxay sheegeen Wariye katirsan in uu gabar ay Maleeshiyaadka Dowlada Federaalka kufsadeen uu Waraysi ka qaaday kadibna Xabsiga uu ku xiran yahay 18 maalmood.
Wariyaasha ayaa dareenkooda iyo sida loo caburinayo soo bandhigay sheegayna inaysan xor ahayn oo mar hore gacanta lagu dhigay kana hadli karin dhibka lagu hayo Diinta,Dadka iyo Dalkaba!.
Waxaa Saxafiyiin Magaalada Muqdisho jooga oo Muuqaalada iyo Codadkooda nasoo gaarsiiyey ay noo sheegeen in aysan wax naxariis ah kasugaynin Dowlada iyo u adeega ciidamada Amisom laakiin ay rajo ka qabaan gaalada in ay tiraahdo Saxafiyiinta iskadaaya, Dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan in badan oo Muslimiin sheeganaya waxay u qabaan waxa gaalado u sheegayso in ay run tahay.
Xaqqii aad qariseen iyo Muslimiintii aad ka hiiliseen ayaa Afka idinka sharooteeyey gacmahana idinka seeteeyey, marka intaas ayaa Saxafiyiinow dulinimo idin kugu filan inta Gabdhaha Muslimaadkaa la idin ku hor kufsado haddana markii aad waraysataan Xabsiga ha idin dhigaan oo idinkana ha idin kufsadaan.
Dhagayso Cabaadka kabaxaya Saxafiyiinta Muqdisho MP3 Halkaan Riix Ama Guji