Iyadoo halki doolar lagu sarifi jiray 22 kun oo shilinka Soomaaliga ah ayaa waxaa Shalay aroortii laga war helay iyadoo lagu sarifayo 19000-20.000 (toban iyo sagaal kun illaa labaatan kun Sh.So.).
Sidee arintan looga dareemay magaalada Muqdisho?
Injineer Maxamuud Xaaji oo kamid ah aqoonyahanada dhaqaalaha ayaa ka hadlay waxa keenay hoos u dhaca degdega ah ee ku yimid sarifka lacagta doolarka Mareykanka.
Dhagayso Aqoon yahan Injiner Maxamud.
XIGASHO RADIO ALFURQAAN.