Ciidamo Faransiis ah ayaa dhawaan ku duulay Dalka Maali oo ku yaalla waqooyiga Afrika kadib markii Gobalo badan ay qabsadeen Mujaahidiin Xaq u dirir ah kuwaasoo bilaabay in ay qabuuraha loo dawaaf tago burburiyaan doonayana in ay dalkaas oo idil Diinta Islaamka ku xukumaan?
Faranisiiska , Maraykanka , Ingiriiska iyo kuwa kale Gaalad kale ayaa Arintaasi aad ugua xumaaday, waxaana Faransiisku soo hor kacay Duulaan Mujaahidiinta ak dhan ah iyadoo kuwa kale dhanka Sahayda iyo Sirdoonka ka taageerayaan.
Hadaba Maxaad dalka Maali ka taqaan?
Dhagayso Aqoonyahan Cabdulcasiis.
XIGASHO RADIO ALFURQAAN