VIDEO:-Bidcada Mowliidka iyo Sheekh Maxamed Kaariye

24054942Kooxaha Suufida ee ka jira Soomaaliya ayaa sheegay in sanadkan ay si aan horay loo arag ugu dabaal degi doonaan dhalashada Nabi Muxamed Sallallaahu Caleyhi Wasalama.

Cabdi Qaadir Soomow oo kamid ah hoggaamiyaasha Suufida ee AMISOM la shaqeeya ayaa sheegaya in Muqdisho ay ka wadaan abaabullo ay xaflado Mowliid ah ku dhigayaan iyagoo taageero ka helayo hay’ado reer galbeed ah.

Soomoow  ayaa sidan aaminsan!! “Sida Loogu Dabaal Dego Dhalashada Nabi Ciise Ayaan Ugu Dabaal degaynaa Mowliidka”