Qaramada Midoobay oo Si Jeesjees Leh Uga Hadashay Xasuuqii Leego.

24054698Warsaxaafadeed ay soo saartay Leila Zerrougui oo ah xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan caruurta iyo colaadaha ayaa si jeesjees leh uga hadashay xasuuqii fool xumada badnaa ee ay dhawaan ciidamada shisheeye ka geysteen deegaanka Leego ee gobolka Sh/hoose.

Haweeneydan ayaa ugu horeyn warsaxaafadeedkeeda ku sheegtay in ay ka xunyihiin xasuuqii ay ciidamada shisheeye caruur Soomaaliyeed talaadadii lasoo dhaafay.

Laguma soo hadal qaadin warsaxaafadeedka sida laga yeelayo dhiiga sharafta leh ee ay qubeen kuffaarta Amisom marka laga yimaada hadalada jeesjeeska ah.

Waxaa iigu yaab badan in warsaxaafadeedka lagu sii dhiiragaliyay in uu sii socdo xasuuqa. Waxaa lagu yiri’ Amisom ha yareeyaan dilalka caruurta. Xitaa waxay quuri waayeen in ay yiraahdaan hala joojiyo xasuuqa caruurta.

Warsaxaafadeedkan ayaa muujinaya in dhiiga muslimiinta raqiis yahay, dhiigoodana qaali yahay!

Talaadadii lasoo dhaafay ayey ahayd markii ciidamada Burundi xasuuqeen sagaal qof oo ay ku jiraan shan caruur ah oo ay ugu galeen dugsiga iyagoo aqrinaya kalaamka  Allaah. Weerarkan oo ahaa mid ay ciidamada Burundi ugu aar gudayeen Faransiiska ayaa dareen aad u xanuun badan ku reebay dadka Muslimiinta.

Banaadir Post

23989111

 

 

5 children killed as African Union peacekeepers  open fire on school

Five children and two adults were killed when African Union (AU) troops mistakenly shot into a religious school while pursuing militants, according to media reports.

All five of the children killed were under five years of age, Somali legislator Dahir Amin Jesow told the AP.

The attack took place in a village about 120 kilometers west of Somali capital Mogadishu early morning Tuesday, when many students of Islamic schools in Somalia attend class.

Jesow said that soldiers from the African Union Mission for Somalia (AMISOM) were attacked by militants earlier.

But other residents of Leggo claimed there were no gunbattles between the troops and the rebels at the time.

The AU forces opened fire indiscriminately on our homes,” one of them told Reuters.

AMISOM’s acting force commander, Major General Salvatore Harushimana, declared that AU troops always try to minimize civilian casualties.

“AMISOM is mindful of its responsibility to minimize civilian casualties during its operations and we have clear rules of engagement to that effect. We are therefore currently establishing the facts and the circumstances around this tragic incident so as to ascertain whether, and to what extent, these rules may have been breached,” General Harushimana said.

There are 17,600 AU troops in Somalia supporting the country’s weak central government, which is facing an insurgency from al-Shabab, an al-Qaeda-linked group of Islamist militants.

 -2  (2 votes)