Hoggaamiyaha DF-ka ayaa culeys kala kulmaya qaar kamid ah qabaa’ilada kasoo jeeda gobolka Jubbada Hoose kuwaasi oo doonaya in ay dhistaan maamul goboleed iyaga u gaar ah.
Sida la wada ogyahay banaanbax aan dowlado raali ka ahayn kama dhici karo maraykanka iyo kuwa la dhaqanka ah oo dhan,waana iska caadi inay laba waji kugula dhaqmaan beesha gaalado,waxaana noo sheegay ALAHII na abuurtay oo QURAANKIISANA nagu baray.
Dastuurka somalida loo sameeyay ayay ku cadayahay in la rabo in qolo walba gaar u baxdo,waana waxa ay maanta rabaan dadka banaan baxay intooda badan.
Banan bax yaashani oo ku Qalinayey hadalo ka Mid yahiin”Dooni Mayno danayste Dooni mayno Ayaa kla dhacay Magaalada Minneapolis Ee Gobolka MN.
“Dooni mayno inaan hoos tagno maamulka Moqsho ka jira oo beelo gaar ahi leeyihiin”
Sawirada hoos Ka Daawo.
VIDEO-GA KA FIIRSO SIDA LOO DIIDAY XASAN GARGUURTE IYO MAAMULKIISA AAN MOQDISHO AAN DHAAFI DOONIN.
Banaadir Post