Obama oo sheegay inay ciidamadooda ka qeyb qaateen Howlgalki fashilmay ee Buulo Mareer ka dhacay.

23954499 Obama oo saxaafada kula hadlay magaalada Washington ayaa sheegay in ciidamo Maraykan ah ay ka qeyb qaateen howlgalkii fashilmay ee ciidamada Faransiisku ka fuliyeen habeeno ka hor degaanka Buulo mareer ee gobolka Sh/hoose.

Sidoo kale waxaa uu sheegay Obama in dayuurad dagaal oo Maraykanku leeyahay ay la socotay dayuuradaha weerarka fuliyey ee Faransiiska taasoo uu sheegay iney la socdeen ciidamo dusha ka ilaalilanyey amaanka ciidamada howlgalka fulinayey ee Faransiiska.

Howlgalkii la wada qaaday  ayaa noqday mid fashilmay  waxayna  xasuuqeen  dad fara badan oo shacab ah oo aan waxba galabsan ama gaysan,  Al-shabaab ayaa sheegay inow nool yahay  laheystihii la doonayey in la oo furto ee Dens Alex.

Waxaa  laga macaashay duulaankii dulmiga ahaa oo dalka Somaliyeed lagu qaaday.

9 10 2