Dadka tabaaleysan ayaa xoolaha waxaa loogu qeybiyay si cadaalad ah, waxaana sida Muuqaalka aad ku daawan doontaan qofka xoolaha qeybinayaa laga xirayaa labada indhood, taasi oo looga gol leeyahay si uusan ugu kala eexan dadka Masaakiinta ah ee Zakadu ay ku waajibtay in la siiyo.