
Gabartan ayaa ah Qurbojoog”DANYUUSBARO” kuwaas oo Somaliya kula noqonaya waxyaabo ay la yaabeen dadka ku nool somalia gaar ahaan Moqdisho oo ay ka joogaan xaafado kooban.
Gabadhan ayaa dadka ugu baaqaday inay madaxa laqaawsado umadda somaliyeed iney freedomka ilaaliyan, waxaan maqli jiray akhristoow cimrigaaga dheeraado geel dhalaayoo ku tusaa!!
DAAWO Gabdhaha qurbaha ku halaabay 2012.intee lagu dhaqan celin doonaa?
Banaadir Post.