Sheekh Ciise wuxuu isdul taag ku sameynayaa halka uu Xasan Sheekh kasoo qabsaday Gaariga Dabadhilifya Soomaaliya,yaraantii Gurguurte iyo Hadaladii uu Jeediyay Xasan Sheekh xilliga yar ee uu madaxtinimada DF-ka hayo.
Sheekh Kabakutude ayaa yiri “Hadalada Xasan Gurguurte laga Keydiyay Waxaa kamid ah “Shabaabku Ha iskusoo dhiibaan afar bilood gudahood”,Qaraxyada ka dhaca Nairobi waxaan ka jeclaan lahaa in ay Muqdisho ka dhacaan,AMISOM waa walaalaheen ee amniga ha sugeen Itoobiyana ha kaalmeysteen,Wasiirkii Lacag Xado Gacanta ayaa laga goynayaa!!!,ciidanka dowladdu isbaaro ma dhigan karaan”
Sheekh Yuusuf, wuxuu Gabaygiisa ku Ammaanay Sheekh Xasaan Xuseen Abuu Salmaan oo uu ku tilmaamay Geesigii Ogaadeen, Sheekh Umalna waa uu soo qaaday.
Dhagays MP3 Halkaan Riix Ama Guji
“Kabakutukade” ayaa ka hadlay Waxa uu ugu yeeray Siyaasad Xumadda Xassan Sheekh Maxamuud Guur-guurte.