KENYA:- Fadlan Muuqaalkaan haddii Caafimaadkaaga wuu dhaawac gaarsiinayo haddaawan ee dhagayso ama iskadaa, waa Hooyooyinkeen iyo Gabdhaheenii Muslimaadka ahaa ee gaaladu intay kasoo qixiyeen Muqdisho iyo Kismaayo oo xero Kenya ku taala Silig kuwareejiyeen ayey xattaa Carruurtii 8′da Sano jirka ahaa Qabsanayaan.
Hooyo Warbaahinta lahadlaysay ayaa tiri, “Gabdhaha 8′da Sano jirka ah ayey Lugaha kala jiidaan”, Dumarku aad ayey Ilmada u qubayaan, Murugo iyo diif ayaa ka muuqata, waxay leeyihiin, waxaan Codsanaynaa in Wadankeenii nala kuceliyo been ayaan naloosheegay oo waxaa la yiri Amni ayaa Kenya idiin haysaa, Dadkaas waxaa Muqdisho, Kismaayo iyo Wilaayaadka Islaamigaa kasoo qixiyey, Labo Kooxood, Ilaahay Caradiisu haku dhacdee.
Qolada Koowaad waxay Ahaayeen, Rag iyo Dumar Hay’ado u xilsaareen in ay Shaacbka Soomaaliyeed kasoo qixiyaan Beerahooda iyo Guryahooda gaar ahaan deegaanada Xarakada Al shabaab kataliyeen ee Shareecada Islaamka lagu Maamulo, hadda kahor ayaan siidaynay Codka Haweenay sheegatay in ay Sharif Murtad u qaabilsanayd soo barakicinta Shacabka Wilaayaadka Islaamigaa dagan, waatii lahayd “Mudane Madaxweyne Lacagteenii nala masiinin Dadkii waan soo barakicinay oo Shabaab kasoo kaxaynay, howsheenii Hay’aduhu noo xilsaareen waan kasoo baxnay”.
Qolada Labaad waa Ciidamada gaalada oo Muqdisho iyo Kismaayo ka Qixiyey Muslimiintii daganaa. Marka Dadkeena Soomaaliyeed sidaas loogalo, oo Hooyooyinkeen iyo Gabdhaheena Saqiirkaa sidaas loo kufsado oo ay Nagu Dul ooyaan, Gacamaha Cirka u taagan ayaga oo leh “Yaa Allaaaaaaaaaaaah”, xanuun inteele’eg ayaad dareemaysaa markii aad Aragto Shakuul oo Saaxiib la ah Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Maxamuud Shibile oo leh “Kenya iyo Itoobiya Xaq ayey nagu leeyihiin?.
Ilaahay idin soo qabay, waxaa Umadda Soomaaliyeed halkaas dhigay, waa Murtadiin, Wadaadxumayaal iyo kuwo Labadaas Qolo kamida ee Qabylaad iyo Qabiil ula kala saftay Soomaalida. Dhalinyarada Muslimiinta ee Kenya jooga waa in ay u Aaraan Hooyinka Muslimaadkaa, Kenya waa in la baraa Dhalinayro Muslimiina in ay jiraan, Wallaahi maantay haddii aad xaasaskiina la qabsanayo ee la idin leeyahay Banaanka ubaxa Xaaskaaga ayaa la qabsanayaaye, dulinimadaas waxaad ogaataa Birrina in Adiga lagu qabsanayo.
Uma malaynayo Hooyo Soomaaliyeed in ay been isku oohinayso oo oranayso Ninkayga ayaa banaanka loo saaraa, Ilaahay ayaan idin kudhaarinay bal fiiriya Ninkaas xaaskiisa la qabsanayo, Nabiga Cs ayaa noo sheegay Umaddaan markii ay Jihaadka katagaan in dulli kudhacayo oo ay duloobayaan. Dumarkaas Muslimaadkaa waa in ay ku laabtaan Wilaayaadka Islaamigaa oo Raggoodana geeyaan Wallaahi baysan jirin meel kale oo Raggaas Banaanka loo saarayo oo Xaaskooda la kufsano, Rabiga Kacbada Abuuray ayaan udhaartaye in aysan jirin meel ay Sharaf ku helayaan aan ka ahayn Wilaayaadka Islaamigaa iyo Dhulalka Shareecada Islaamka lagu xukumo.
Yaa waayo meel Shareecada Islaamka lagu xukumayo, Ninka Gabar Muslimada ama Hooyo Muslimada Qabsan kara, iskadaa in uu Saqiirka kufsadee?, Soomaalidu saadanbe ayey garan.
Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Isha Maqalka TV’ga Somalichannal, Hoos Ka Daawo Hooyin Inta Kor Gacmaha U Taagan Leh Yaa Allaaah.
Cabbaas C/laahi
Somalimidnimo.com
XIGASHO:-SOMALIMIDNIMO
DHAGEYSO Shakuul oo yiri!!
“Kenya Iyo Itoobiya Xaq Ayey U Leeyihiin Jubbooyinka In Ay Ka Hadlaan Waayo, Dad Ayaa Oga Dhintay Ninkii Diidana Waa Doqon, Waana Mahadsan Yihiin Kenya Iyo Itoobiya!