DHAGEYSO:-“Muqdisho Isbaarooyin ayaa daadsan, xattaa Xafiisyada Dowladda ayaa la dhigtay!” Waxaa si carro ku jirto u yiri Axmed Daaci.

23885085Axmed Daaci ninka  ku magacaaban guddoomiyaha Wadajir ayaa saxaafadda u sheegay in 70% aan la qaadin isbaarooyinka islamarkaana isbaarooyinka loo wareejiyay isbitaalada,Iskuulada iyo xafiiska Dowladad Federaalka.

Hoggaamiyaha DF-ka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay u sheegay in indhihiisa uu ku arkay in kabadan 60 isbaaro balse bishii December,2012 ayay wasiirka arrimaha Gudaha iyo Dhegabadan sheegeen in Muqdisho laga nadiifiyay isbaarooyinka balse warkaasi waxaa beeniyay  Axmed Daaci iyadoona ay xusid mudantahay in Shacabka muqdisho markaati ka yihiin isbaarooyinka caasimadda daadsan.

23612604

Halkan ka dhagayso Caddeynta Axmed Daaci MP3

23454284