DHAGEYSO:-Xildhibaan Dalxa “Dhibaatada lagu Hayo Somaalida Dibadda ku nool Dowlada Federaalka ka ayaa wax ka og” Xildhibaan Dalxa.

23814862

Max’med Cumar Dalxa oo kamid ah xildhibaanada baarlamanka DF-ka ayaa madaxda dowladda ku eedeeyay in ay qeyb ka yihiin dhibaatada lagu hayo shacabka.

Dalxa wuxuu soo hadal qaaay socdaal uu dhawaan Nairobi ku tegay Xasan Sheekh maalin kadibna ay Booliska Kenya xoog ku galeen gooba ganacsi oo ku yaalla xaafadda Islii dhibaato xoogana ugeysteen ganacsatada Soomaalida.

Xilli ay sii kordhayaan dhibaatooyinka ay dowladaha shisheeye ku hayaan shacabka Soomaalida ayay DF-ka ee Xasan Sheekh madaxda ka yahay Kenya ku dhiiri gelisay barakicinta shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Kenya.

23612604
Halkan ka dhageyso Wareysi uu Dalxa siiyay Idaacadda Alfurqaan MP3.

2347080323253022