DHAGEYSO:- Sheekh Cali Dheere oo shir Jaraa’id qabtay kana hadlay, dacaayadda gaalada, Fariinna u Diray Shacabka ku hoos nool dhulka gacanta u galay gumaysiga cusub iyo kuwa gumaystaha u adeega.

23814603Sheekh CaliMaxamuud Ragee Cali Dheere ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay oga hadlay, dacaayadda gaaladu fidinayso iyo jabka soo gaaray gaalada ku soo duushay Wilaayaadka Islaamigaa ee Soomaaliya. Sheekh Cali Maxamuud Raage wuxuu Umadda Muslimiintaa u xaqiijiyey in Xarakada Al shabaab aysan dagaalada gaaladu kusoo qaaday aanan lagu jabin.

Sheekh Cali Maxamuud Sheekh Cali Dhere oo shir Jaraa’id u qabtay saxaafadda ayaa sheegay in cadawga shisheeye ee kusoo duulay Somaaliya uu guul darro ku socdo.

Sheekha ayaa soo hadal qaaday howlgallo si xowli ah ku socday oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalooyinka Muqdisho,Marka,Jowhar,Boosaaso,Walaweyn,Leego iyo meelo kale.
Sidoo kale Afhayeenka ayaa faah faahin buuxda ka bixiyay dagaal saacado qaatay oo shalay ka dhacay deegaanno katirsan wilaayada Gedo.

XSHM ayaa baaq gaar ah u jeedisay shacabka muslimiinta magaalada Muqdisho oo dhibaato xoogan kala kulmaya shisheeyaha AMISOM iyo  Maleeshiyaadka DF-ka ee Ashahaadda ladirirka isku bedelay.
23612604
Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id

 

Banaadir Post.

22602394 (1)