VIDEO:-Caruur Qaawan oo Qaxooti ah iyo Barlamaan Laaluush qaadanaya oo Madaxweyne Dooranaya ayaa Moqdisho ku soo aragnay”Waxaa yiri Cabdi ismaaciil Samatar iyo Cali Khalii Galayr!!

23780070 Cabdi ismaaciil Samatar oo ka mid ahaa Musharaxiintii Soomaaliyeed ee Madaxweynaha Soomaaliya isku sharxay,iyo Xildhibaan   Cali Khaliif  Galayr ayaa warbixin ka bixiyay waxyaalihii ay  ku soo arkeen  Magaaladda Muqdisho,iyagoo sheegay inay  ku soo arkeen  Caruur qaa-qaawan iyo dad u badan qaxooti iyo Xildhibaano Baarlamaan ah oo markii Madaxweyne Xasan Culusoow la doortay,qofkiiba hoosta laga siinayey lacago Kumaan-kun oo Doolar ah oo  Dawladda Qatar ay bixinayeen.

Daawo:Warbixinta yaabka iyo amakaaga badan ee  Professor Samatar iyo Cali Khaliif Galeyr ka bixiyeen Muqdisho iyo wixii ay ku arkeen:

Banaadir Post.

23734232