Xasan Sheekh ayaa ah nin waqti yar ku magacabaan Madaxweynaha Somalia,waxayna dadka Somaliyeed ugu yeeraan magacyo kala duwan oo dhamaantood muujinaya waxa uu yahay.
Magaca ugu danbeeyay oo aan maqlo ayaa ahaa nin dadka qaar hada ku naanaaysaan XASAN DUULAAYE!!.
Run miyaa inow ka dhoof badin doono Shariifkii tagay?
SAWIRKA HOOSE WAA XERADA BADBAADO EE XAMAR.
Waa xeradii la geeyay kuwii la yiri deeq ayay keeneen dalka,sida Turkida ninka la yiraahdo Erdogab iyo xaaskiisa,laguna cunay lacag aad u badan oo la kala qaatay,waxayna maanta ku noolyihiin nolosha aad sawirka aka aragtaan.
“Nin agoon ka xaday qarash NAAR kama fogaado”