Kooxda Galguduud ee kudhisan Taageerada Dowladda Itoobiya ayaa Qeylo Dhaan xoogan kasoo Saartay Awooda Mujaahidiinta Alshabaab ee Gobalka Galgaduud.
Shir ay isagu yimaadeen madaxweynta firqo firqada ujabtay ee Suufiyada Galguduud oo Shir Socday 16 ilaa 30 Bishii lasoo Dhaafay ee sanadkii lasoo dhaafay kuyeeshay Dhuusa-mareeb ayaa bayaan kasoo saaray shirkooda.
Kooxda ayaa sheegtay in heegan galiyeen ciidankooda kadib markii ay dareemeen culeys kaga yimid Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo qabaailada Galguduud ugacan haatinayaan kadib markii Maamulkii Dhuusa-mareeb iyo Guriceel u wiiqmeen maamul iyo Milatari ahaanba,geeridii Males, iyaga oo hubkoooda iibsaday.
Suufiyada ayaa maamlmo ka hor sheegay inay ka biireen ciidamada Dowlada ka dibna ka noqday,Suufiyada ayaa ah kuwa hab qabiil iskula joogi jiray laakin hada kala baxay.
Banaadir Post