Shariif Sheekh Axmed hogaamiyihii hore maxkamadaha Islaamka ayaa magangalyo siyaasadeed kahelay dowladda Yaman, ka dib markii ay u oglaadeen kuwii Uganda dajiyay,waxaana Wehlinaya Xaasaskiisa iyo cariirtiisa oo ka kooban 3-diisa Xaas iyo 11-Caruur uu dhalay.
Shariif Sheekh ayaa lasheegay inuu saluugay hanaanka ay usoo dhaweysay dowladda Uganda oo Muddo laba bil iyo maalmo uu Kunoolaa,waxaana la soo gubaantay cabsi iyo nolol xumo dhan kasta ah iyo guriga la dajiyay oo aad u yar,waxaa la sheegay inow hada qabo cuuduro kala duwan,sida Dhiigkar ,Sonkor iyo Qarow oo la soo kacayo habeenkii,buuqa iyo cabsida ayuuna ka qaaday dhamaan jirooyinka haya oo dhan.
Warar xaqiiqo ah ayaa sheegaya in Shariif xubno katirsan Xisbigiisa Aala Sheekh ay kula taliyeen inuu isaga tago dalka Ugandha sababo dhanka amaanka,walow ay dad aad ugu dhaw sheegayaan in SIXIROOWGIISO u sheegay in amnigiiso xun yahay,kaaso oo mudo dheer la shaqeyanay Shariif iyo kooxdiisa ALAA Sheekh.
Shariif si gaar ah Waxa uu hab Qaxooti ah ugu noolaan doonaan qasrigii Cabdulahi Yuusuf ku noolaan jiray.
Shariif ayaa haysatay lacago badan oo ka boobabay umaada somaliyeed oo weli qaarkood ay ku jiraan xeryo qaxooti oo Xamar ku yqaal sida Xreda aad u caanee BADBAADO oo dadka qaarliis ugu yeeraan Xerda Belaayo. oo ay weli daadsan yihiin dumar iyo dhiban oo deeqdii la siin lahaa horey loo sii qaatay.
Beesha gaalada ayaa hor istaagay lacago Shariif u yaalay meelo kala duwan sida bangiyo,waxaan hada lagu raad jooga dad ganacsato ah oo shariif ay qaraabo yihiin oo loo sii dhiibay lacago la boobay.
Cabsido ma dayn doontaa markii oo tago gurigaas?
Banaadir Post.