Jidgal Uuraal Looga Gubay Ciidamada Itoobiya oo kadhacay Duleedka Baydhabo.

23612716Jidgal kubilowday Miino dhulka lagu aasay udhigay Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay duleedka Baydhabo kuwaasi oo ku socday Magaalada Baydhabo Janaay ee Xarunta Gobalka Bay.

Ciidamada Itoobiya ayaa saldhigtay Deegaanka Awdiinlle iyadoona hada baaritaano kawadaan Halka Lagu Helay.

Ciidamada Itoobiya ayaa dhiig bax xoogan kala kulmay gudaha Soomaaliya oo ay si gardaro ah ugu soo duuleen Ciidamadooda.

Itoobiya oo sanooyin ka hor ku  jbatay dhulka maanta dhibku ku gaaray ayaa weli ku dhiigbaxaya dhulka Somaliyeed.

Banaadir Post.

23512084