Run miyaa In Shariif Xasan ay isku wanaagsan yihiin Fowziya,Bilcaanta Arimaha Dibada.
Waxaa maalmahan la sheegay in colaad xun ka dhex taagan tahay Shariif Xasan ninkii bari usha u hayn jiray iyo Ina Cali Ameerika, wiilka iska fadhiya kursiga Safaarada Kenya kaaso la sheego inow waxbadan la ogyahay qiyaanada beesha caalamku ku hayso qaran somliyeed,qarashna ka sameeyay,kaaso badana la soo amrsiiyo waxwalaba oo Somali ku soo jeeda oo Kenya Soo maray,sida:- badii la gaday,duulaankii Kismaayo Kenya ku qabsatay iyo ariamaha murugsan ee Islihi Somlida ku haysta kuwaas oo qarka u saaran in la boobo hantida Somaloiyeed ee Kenya taal.
Shariif Xasan ayaa la sheegayaa inay isku fiican yihiin Bilcaanta ku magacabaan Wasiirka Arimaha Dibada taaso oo rabo in meesha laga wareejiyo Ina Cali Ameerika.Ma dhici kartaa inay ku dhacdo?,maxaa yeelay Ina Cali Ameerika waxay beel hooso isku yihiin Xasan Sheekh Maxamud.
Dadka qaar ayaa qaba inay dhici karto maadama uusan ka tirsanayn Xisbiga Xasan Sheekh Maxamud ee DAMMU JADIID,taaso jaanis u noqon doonta Shariif iyo Fowziyaba inay majaxaabiyaan wiilka kursiga iska lahaaday,laakin ma gaysan doonaan qofkay rabaan?,sidee uga badbaadi doonaan xisbiga Xasan Sheekh oo hada xukun doon wada ah.!.
“wixii aan XAQ ahayn xal noqdaan”
Banaadir Post.