VIDEO:-Gumaysiga Cusub iyo Taariikhda Soomaalida, Qoraa Axmed Faarax Cali Idaajaa.

23569044Cajal ka hadlaya “Gumaysga Cusub” Suugaantii Soomaalidii Gumaysiga la dagaalantay oo uu AKhrinayo, Qoraa Axmed Faarax Cali Idaajaa oo kamida Suugaanyahannada Kaydiya Taariikhda iyo Dhanka Soomaalida.

Umadaha Adduunka jooga waa yartahay Umadd aan gumaysi soo marin, waxay badan koodu xussaan gumaysigii haystan jiray ayag oo muujinaya sida ay diyaar ugu yihiin in aan waligeed mar dambe la gumayson, halka aan dhowr Wiil oo Jokoraaya oo Kenya iyo Uganda laga keenay Gabdhaha Muslimaadka ay Xerada Xalane iyo Xeebta Jasiira ay Khamrada ka dharjinayaa oo Guriceel iyo Dhuusamareeb Itoobiyaanku kusoo daabulayaan Dumar Cudurka Halistaa ee HIV qaba, Wadaaddadeeniina ay ku tilmaamayaan Soomaalida Halgamaysa Dad Fitno Wada!.

Golaha loo yaqaan Barlamaanka cusub  oo dadka qaar ugu yeeraan kuwa Mahiiga Qurbaha ka keensaday ayaa shalay ku dooday in cadowga kaliya ay  Somali leedyahay inay yihiin  Alshabaab oo kaliya oo aysan Somali lahayn cadow kale,maxaa yeelay cadowgii soo jireenka ahaa ee somaliyeed maanta waa gacal ay leeyihiin sida  u sheegeen!

“Cadowga kaliya ee Somaliyeed waa Shabaab,ciidamada shisheeye waa walaalo aan leenayahay”

Waxaa yiri xildhibaan ka mid ah kuwa cusub ee Mahiiga.

“Dulli kama baxaysaan hadaan DIINTA lagu laaban”

Banaadir Post

XIGASHO SOMALIMIDNIMO