GAALKACYO:- Ardayda Madaarista Islaamigaa kamida ayaa Maalintii Labaad iskugu soo baxay Bartamaha Magaalada Gaalkacyo oo ah xurunta Gobalka Mudug. Dadkaan ayaa kudhawaaqayey, “Allahu AKbar, Allahu Akbar, Faroole Wakhtigaagii Waa Dhammaaday, Kudooni Mayno, Hadhaco Faroole”.
Waxaa kale oo kamid ahaa hadaladii Dadkii iskusoo baxay kudhawaaqayeen, “Faroole Maydkaaga Sidii Qadaafi ayaan u jiidaynaa, Dadkii waa kunacay Sidii Quraanjadii ayey kugusoo kacayaan Dadku, Allahu Akbark Allahu Akbar”.
Allow Kacdoonkii Carabta kadhig, Rabiicil Carabi, Wiil Tunisia Ciil Shaqo la’aan oo isku gubay iyo Rootigii oo Qaali noqday ayey Mudaharaadka kabilaabeen Carabtu, Allahow kuwaanna Mudaharaadkooda kadhig in ay Faroole, Xasan Culusow iyo Siilaanyana kasaaraan Soomaaliya Allahu Akbar.
Dhagayso MP3 Shacabka Gaalkacyo Halkaan Riix Ama Guji