Kuwii loo sameeyay Universal TV oo is haysta!Maxay isku haystaan hadii aysan lahayn TV-GA?

23569721Ma ahan wax lala yaabo inay Somali faraha isla galaan ka dib markay  mudo wada shaqeeyaan,Maxaa yeelay markaba waxay  inta badan iskugu yimadaan wax baadil ah oo ilaah raali ka ahayn,sida Qabiil iyo Qowmiyad gaar ah.

TV-gii loo Sameeyay Samalida ee Universal Tv kuwii la yiri maamula oo maqaar saar ka ahaa si somalida loo siro ayaa faraha is galay waxaana arinkii loo celiyay  qolyihii qarsoonaa oo laahaa TV-ga,waxaana lagu balansanyahay Maxakamad wax loogu yeero, “Beeni raad ma leh”

Qofka ama qolyaha leh waan naqaan, wuxuu Unversal TV  ka mid yahay qorshooyin dhaadheer oo somali loo sameeyay,hadii loo baahdana waa soo sheegi doona.

Waxaa kashifa ALAHII ummada muslimka ah ee Somaliyeed abuuray,wuxuu soo joojin doonaa meel cidlo ah,maxaa yeelay dad la socda xaalka ayaa sheegay in dhamaantood la rabo in shaqada la ceyrsho.

“Kuwii xaqdaro ku tashada xumaan ma huraan”

Banaadir Post.