Toobinta oo kamid ah qaababka diiniga ah ee dadka lagu daweeyo ayaa la ogaaday in ay daawo u tahay cudurka dhiig karka Sheekh Dr Abuu Ceynaa oo kamid ah dadka ku shaqeysta Toobinta ayaa sheegay in isagu uu ku guuleystay daweynta Dhiigkarka isagoo adeegsanaya Toobinta.
Halkan ka dhagayso wareysi ay Alfurqaan la yeelatay dhaqtar Abul Ceynaa
Banaadir Post